Abstract
QAAMUUSKA AF-SOOMAALIGA
(GRANDE DIZIONARIO SOMALO MONOLINGUE)
Qaamuuskan oo miririhiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af soomaaliga (Somali lexicography); waxuu kaloo muhim u yahay midaynta af soomaaliga (Somali standardization), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsaan naxwaha af – soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska.